Kulan Looga Hadlayo Xoojinta Tamarta Soomaaliya oo Nairobi ka Furmay

Wasiir ku xigeenka wasaaradda Korontada iyo kheyraadka Biyaha ee dowladda federaalka Soomaaliya mudane Cismaan Libaax Ibraahim iyo sii-hayaha, ahna qunsulka safaaradda Soomaaliya ee wadanka Kenya mudane Cali Maxamed Sheekh ayaa magaalada Nairobi si wada jir ah uga furay siminaar ku saabsan horrumarinta Korontada iyo Biyaha Soomaaliya. Siminaarka oo uu maal galiyay bangiga horrumarinta Afrika, ayaa…