Dowladda Norway oo Aqoonsatay baasaboorka Soomaaliya

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa ka qeyb galay munaasabad ay dowladda Norway ku shaacisay in ay aqoonsatay baasaboorka Soomaaliya oo maanta lagu qabtay magaallada Nairobi ee dalka Kenya. Wafdiga wasiirka waxaa ka mid ahaa Wasiirka Amniga Soomaaliya Xildhibaan Maxamed Abuukar Isloow, Agaasimaha guud ee hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya Kornayl Maxamed…